Hoggaamiyeyaasha xisbiga Socialdemokraterna iyo xisbiga Moderaterna ayaa maanta oo Isniin ah bilaabay wadahadallo ku saabsan natiijada doorashada iyo fursadaha lagu dhisi karo dowladda cusub, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Xisbiyada Sweden oo bilaabay wadahadallo ku saabsan natiijada doorashada iyo dhismaha dowladda cusub
on Sep 14, 2026