Jabhadda Xisbullah ee Lubnaan ayaa sheegtay in weerar ay u adeegsadeen raxan dayaaradaha bilaa duuliyaha ah ay ku qaadeen bartilmaameedyo milateriga Israa’iil ay ku leeyihiin waqooyiga Israa’iil.
Xisbullah oo garaacday fariisimo milateriga Israa’iil, maxaa gaaray
on Aug 6, 2024