Xubno ka tirsan Kooxda Shabaab oo lagu dilay Deegaano ka tirsan Galmudug

Submitted by on May 13, 2025
← →

Wararka ka imaanaya degaano hoostaga Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa kusoo waramaya in Ciidamada deegaanka oo kaa shanaya Kuwa Xoogga Dalka ay  howlgal qorshaysan ka fuliyeen deegaanka Caalim oo hoos yimaada degmada Jowle,  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment