Xukuumadu Sidii Ugu Foosha Xumayd Ayay U Maamushay Arintii Ganacsade Axmed Geelle…Guddoomiye Ciro.

Submitted by on Apr 30, 2019

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa markii u horaysay ka hadlay mawqifkiisa khilaafka soo kala dhexgalay ganacsade Axmed Geelle Arab iyo dawladda Jabuuti iyo sidii xukuumadda Somaliland uga falcelisay waxaanu dhalliilay sidii xukuumaddu uga dareen celisay.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment