Gantaalada ballistic ah Xuutiyiinta Yemen saaka ku weerareen Tel Aviv iyo bartamaha dhulka ay Israa’iil heysato ayaa su’aalo ku dhaliyey Israel iyo dalalka reer galbeedka.
Xuutiyiinta oo Gantaalo ku Weerartay Caasimada Israel Weerarka oo dad ku Dhaawacmeen
on Sep 15, 2024