Xiisad ayaa weli ka taagan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib markii uu diiday inuu xafiiska banneeyo gudoomiyihii hore ee gobolkaas.
Yuusuf Dabageed muxuu ku diiday in uu xilka wareejiyo?
on Jun 10, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka