Garoonka kubadda cagta ee laga dhisay magaalada Gaarissa ayaa la sheegay inuu noqon doono mid si weyn wax uga qabta baahida ay dhalinyard u qabeen garoon ay kubadda ku ciyaaraan.
Gaarissa: Garoon kubadda cagta oo casri ah oo laga hirgeliyey
on Apr 15, 2019