Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ku qabtay labo nin oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil degmadaasi loogu geestay sargaal katirsanaa ciidanka dowlada.
Ciidamada Amaanka Muqdisho Oo Gacanta kusoo Dhigay Rag Khaarajiyay Sargaal Ciidan(Sawiro)
on Apr 17, 2019