Muqdisho — Xubno ka mid ah aqoonyahanka naafada ah ee u ololeeya ilaalinta xuquuqda aas-aasiga ah ee naafada Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhoweeyay sharciga xuquuqda naafada oo golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka uu horgeeyay wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya.
Sharciga xuquuqda naafada Soomaaliyeed oo la horgeeyey Aqalka Sare
on Sep 3, 2024