Todobaadkan Dowlada Sweden ayaa shaacisay inay kordhisay Lacagta la siinayo Dadka ku laabanaya Dalalkooda ee si iskood ah u codsanaya iyadoo dadkaasi la siinayo lacag gaareysa 350,000 kr una dhiganta 35 kun oo dollar.
Sweden oo Lacag 35 Kun oo Dollar Siineysa Dadka Qaxootiga ee Laabanaya
on Sep 15, 2024