Washington — DJ Vance oo ah ninka uu usoo xushey musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump inuu noqdo madaxweyne ku-xigeenkiisa ayaa difaacay hadalkiisii ahaa in dadka soo galootiga ah ee u dhashey dalka Haiti ee degan gobolkiisa Ohio ay cunaan Eeyaha iyo Mukulaalaha halka ay ka dilaan oo ay afduubtaan dadka deriska la noqdo.
JD Vance oo ku adkeystay hadalkiisa ka dhanka ah Muhaajiriinta Haiti
on Sep 16, 2024