Maamulka dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa uga digay ganacsatada cuntada dhacday ee dukaamada lagu iibiyo kadib marki magaalada Garoowe lagu arkay cunto gasacadaysan oo dhacday oo suuqyada lagu iibinayo. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maamulka Garoowe oo ka digay ka ganacsiga cuntada dhacday
on Oct 15, 2024