Bankiga Dhexe ee Somaliland oo isku dayaya in uu xakameeyo sicir-bararka

Submitted by on Oct 22, 2024
← →

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Cali Daahir Cabdillaahi ayaa sheegay inay wadaan tallaabooyin ay ku xakamaynayaan sare u kac ku yimid sarrifka dollar-ka oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo suuqyada ganacsiga.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment