Bolsonaro oo lagu eedeeyay in uu maleegay afganbi  

Submitted by on Nov 27, 2024

BRASILIA— Warbixin kasoo baxday Booliska Federaalka Brazil ayaa muujisay in madaxweynihii hore ee Brazil Jair Bolsonaro uu si buuxda uga warqabay isla markaana si firfircoon uga qayb qaatay shirqool afgambi ah oo uu u suuragelin lahaa inuu sii joogayo xafiiska,  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment