Maxkamadda Sare ee Somaliland oo xaqiijisay guusha Cabdiraxmaan Cirro

Submitted by on Nov 28, 2024

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa shalay si sharciyan ah ugu dhawaaqday in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu yahay ku guulatstay madaxweynaha Somaliland ee shanta sano ee soo socota.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment