M/mulka Jubbaland ayaa goor dhow sheegtay inay la wareegeen magaalada Raas kambooni kadib dagaal saacado badan qaatay War lagu baahiyay telefishinka afka m/mulka ku hadla ayaa lagu sheegay in ciidamadooda si buuxda ula wareegeen degaanka Ma jiraan warar madax banaan oo warkaan xaqiijinaya ama beeninaya waxaana degaan » Akhri Qormo Dhamaystiran
Jubaland oo ku Dhawaaqday Guusha ay ka Gaartay Raaskanbooni
on Dec 11, 2024