JERUSALEM— Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa khudbad uu Isniintii shalay ka jeediyay aqalka Knesset-ka ku sheegay in horumar laga gaaray wadahadallada socda ee lagu doonayo in lagu sii daayo la-haystayaasha Israa’iil ee lagu haysto Gaza. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Natanyahu oo rajo ka muujiiyay sii deynta la heystayaasha
on Dec 24, 2024