Muqdisho — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiskii 11-kii bishan ay magaalada Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Wicitaanka: Mustaqbalka heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya
on Dec 29, 2024