Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga ayaa si adag u dhaleeceeyay qorshaha uu soo jeediyay Madaxweyne Donald Trump ee ah in Mareykanka la wareego Marinka Gaza isla markaana Falastiiniyiinta lagu daabulo dalal kale. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Turkey oo ka hor-timid qorshaha Trump ee Gaza
on Feb 5, 2025