Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa hawlgal ka dhan ah Al-shabaab ka samaeeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaanada kala ah Bacadka Faarax Aadan iyo Caliyaale oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Ciidanka Galmudug iyo Kuwa Dowlada oo Hawlgalo ka dhan ah Shabaab ka bilaabay Deegaano Hoostaga Xarardheere
on Feb 10, 2025