Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ee kasoo firxaday dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Gobolka Hiiraan ay gaareen degaano hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Shabaabkii kasoo Cararay Dagaalada Gobolka Hiiraan oo Gaaray Degmada Mahadaay
on Feb 10, 2025