‘Darbi danbi ma galo’: Fahmo Gabayre, gabadha gurigeeda dowladdu la wareegtay ee ku yaallay halkii uu ka dhacay weerarkii kolonyada madaxweynaha lagu qaaday

Submitted by on May 6, 2025
← →

Fahmo waxay BBC u sheegtay in qorshaheedu hadda uu yahay in ay maxkamad aadi doonto oo aysan aqbali doonin in hantideeda lagala wareego.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment