Bangiga dhexe ee Somaliland oo sheegay inuu sare u qaaday sarrifka shilinka Somaliland

Submitted by on Apr 21, 2019

Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland oo sheegtay inuu sarrifka doolarka 25% hoos u dhac uu ku yimid kaddib marki uu bangiga dhexe uu tallaabbooyin qaaday.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment