Natiijada kama dambeysta ee ka soo baxday doorashada dalka Ukraine ayaa sheegeysa inuu doorashada madaxweynanimada dalkaasi uu ku guuleystay Majaajileyste Volodymyr Zelensky.
Majaajileyste ku guuleystay xil madaxweynanimo
on Apr 21, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka