Ilmo yar oo Jimcihii la soo dhaafay laga xaday Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in haatan la helay sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Booliska Somalia.
Canugii Maalmo ka Hor Laga Xaday Isbitaalka SOS Ee Muqdisho Oo Gacanta Lagu soo Dhigay.(Sawirro)
on Apr 21, 2019