Jubbaland oo Mamnuucday in Codbaahiyaasha Masaajidda Kor Loo Qaado 10-ka Dambe ee Ramadaan

Submitted by on Mar 9, 2026

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay awaamiir cusub oo ku saabsan isticmaalka codbaahiyaasha masaajidda inta lagu jiro tobanka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment