Xisbiyada Barlamaanka Sweden oo isku raacay joojinta Musaafurinta Dhalinyarada

Submitted by on Oct 13, 2026
← →

Dhammaan xisbiyada ku jira Baarlamaanka Iswiidhan ayaa isku raacay inay taageeraan sharci ku-meel-gaar ah oo lagu joojinayo masaafurinta dhalinyarada lumisay xuquuqdii ay ku lahaayeen deggenaanshaha dalka kaddib markii ay gaareen da’da 18 sano.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment