Laamaha ammaanka dalka Sri Lanka ayaa jimcihii la soo dhaafay waxay dileen Aabaha dhalay ninka weerarradii bambooyibka loo adeegsaday ka fuliyay dalka Sri Lanka.
Ciidamada Sri Lanka Oo Howlgal ku Dilay Aabaha Dhalay Ninkii soo abaabushay weerarkii Kaniisadaha.
on Apr 29, 2019