Dowladda Soomaaliya oo ka Hadashay Go’aanka ay Kenya ku joojisay Duulimaadyadii Tooska ahaa

Submitted by on May 10, 2019
← →

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa xaqiijiyay inay Kenya ku soo wargelisay go’aanka ay ku joojisay duulimaadyadii sida tooska ah ugu bixi jiray magaalada Muqdisho oo tagi jiray Nairobi.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment