Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada dilka Injineer u dhashay dalka Turkiga oo gaari uu la socday lagu qarxiyay maanta Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.
Al-shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyada Injineer Turkish ah Oo Lagu Dilay Muqdisho.
on May 12, 2019