Askari katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa goordhaw Isgooska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho waxa uu labo qof oo shacab ah ugu geestay dil iyo dhaawac.
Askari katirsan Ciidanka Booliiska Goordhaw Dil iyo Dhaawac ka geestay Muqdisho
on Apr 13, 2019