Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna magacaabo Airwars ayaa sheegtay in weerarrada uu Maraykanku qaaday xilligii uu talada hayey Madaxweyne Donald Trump ay aad uga badnaayeen waqtiyadii madaxweynayaashiii k
Hay’adda Airwars oo sheegtay in maamulkii Trump uu Soomaaliya ka geystay 276 oo weerarro cirka iyo dhulka ah
on Mar 2, 2021