Kooxda Alshabaab ayaa Goordhow La wareegtay Deegaanka Ceel Cali axmed oo Asbuucii lasoo Dhaafay looga laayay Askar aad ubadan loogana Gubay Gaadiid Dagaal oo Farabadan 25 wiil oo Macaislay ah aya Alshabaab ka Difaacday Deegaanka Ceel Cali axmed. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Alshabaab oo Qabsaday Degaanka Ceel Cali axmed Asbuucii lasoo Dhaafay Lagu Jabiyay
on Feb 25, 2025