Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaalkii Ka Dhacay Saldhigii Ay joogeen Ciidamada Galmudug ee Hirshabeele

Submitted by on Feb 25, 2025
← →

Wararkii ugu Dambeeyey ee ka imaanaya Deegaanka Cadow Gurey ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegeya in kooxda Alshabaab ee saakay weerartay degaankaas Cadow Gurey lagu jabiyay Kooxda isla markaana looga dilay horjoogayaal iyo maleshiyaad farabadan oo ay kaga carareen Goobihii lagu dagaalamay kuwaas oo ay ajaanib ku jiraaan.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment