Wakaaladda daawooyinka Nepal ayaa sheegtay in ay bilaabayso baadhitaan ah sida ay ugu suurto gashay Amiir u dhashay Baxrayn inuu dalkaa la galo talaalka ka hortagga fayraska Korona.
Amiir Carab ah oo ka careysiiyay dalka Nepal
on Mar 19, 2021