Bayaan goor dhaweyd ka soo baxay xoghayahay arrimaha dibada Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu sheegay in Mareykanku ka walaacsanyahay jahawareerka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya,
Xoghaye Blinken: Soomaaliya waa inay si deg deg ah u qabataa doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha
on Mar 19, 2021