Amnesty International oo sheegtay in Daacish ay weli baacsanayaan carruurta qowmiyadda Yazidi-ga

Submitted by on Jul 30, 2020

Tira badan oo qowmiyadda Yazidi-ga ah ayaa waxaa dilay ururka labaxay Dowladda Islaamiga ah markii ay dhulkii ay deganaayeen la wareegeen 2014.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment