Aqalka wakiillada baarlamaanka Mareykanka oo laga mamnuucay qof aan afka xirnayn

Submitted by on Jul 30, 2020

Aqalka wakiillada baarlamaanka Mareykanka ayaa ku amray dhammaan xildhibaannada iyo shaqaalaha kale ee aqalkaasi in ay xirtaan af-xirka looga gaashaanto fayraska Korona,

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment