Beesha caalamka oo war kasoo saartay muranka doorashada Soomaaliya

Submitted by on Jan 12, 2021

Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa qoraal ay soo saareen caawa waxay ku sheegeen inay aad uga uga walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta hanaanka doorasho ee lagu heshiiyey 17-kii Sebtember.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment