Rabshadihii Capitol: Trump oo digniin kasoo saaray xil ka qaadista loo qalqaalinayo

Submitted by on Jan 12, 2021

Madaxweynaha Mareykanka ayaa wajahaya in xil ka qaadis lagu sameeyo kaddib markii lagu eedeeyay in uu kiciyay rabshadihii horseeday in la weeraro dhismaha Capitol.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment