Xildhibaanka laga soo doorto Bariga Wajir Rashid Amin ayaa la xirey kadib markii uu ku dhex feeray gudaha golaha baarlamaanka Kenya xildhibaan Fadumo Geedi.
Booliska Kenya Oo Xabsiga Dhigey Xildhibaan Rashid Amin Oo Feedh la Dhacay Xil. Faadumo.
on Jun 13, 2019