Markab nuuca saliidda qaada oo laga leeyahay dalka Norway ayaa la sheegay in maanta oo khamiis ah lagu weeraray Gacanka Cuman ee u dhaxeeya dalalka Imaaraadka Carabta iyo Iran.
Maraakiib Lagu Weeraray Biyaha Gacanka Cumaan.(Sawiro)
on Jun 13, 2019