Ciidamo ka tirsan Liyuu Boolis ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa 10 qof oo Soomaali ah ka afduubtay gobolka Hiiraan,
Ciidamada Liyuu Boolis oo Gobolka Hiiraan ka afduubtay 10 qof oo Beeraley ah
on Jun 6, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka