Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegay in howlgal sida wadajir ah u qbateen Ciidamada xoogga iyo kuwa Jubbaland ay ku soo qabteen Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab.
Sarkaalkii Watay Dagaalamayaashii Al-Shabaab Ee weeraray Ceel Cadde Oo la Qabtay.
on Jun 6, 2019