Ciidanka booliska oo magaalada Cadaado ku qabtay nin lala xiriirinayo dilkii Xamdi Maxamed Faarax

Submitted by on Sep 16, 2020

Ciidamo ka tirsan kuwa booliska dowlad-goboleedka Galmudug ayaa xalay saqdii dhexe Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ku qabtay Nin lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa kufsiga iyo dilkii Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax loogu geystay Muqdisho.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment