VIDEO: Daawo daanyeer taleefoon xaday, dabadeedna iska soo duubay muuqaallo layaab leh

Submitted by on Sep 16, 2020

Wiil u dhashay dalka Malaysia ayaa sheegay in taleefankiisa gacanta oo maalmo ka maqnaa uu ku arkay sawirrada iyo muuqaallo daanyeerro oo uusan ogayn cidda qaaday ama duubtay.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment