Ciidanka Galmudug iyo kuwa Dowlada oo howlgal qorsheysnaa ka fuliyay Galgaduud

Submitted by on Jun 1, 2025
← →

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo Xalay ciidanka Daraawiishta maamulka Galmudug oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ka fuliyeen duuleedka deegaanka Ceel la helay ee gobolka Galgaduud.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment