Golaha Wasiiradda Somaliya oo Maanta Mahad Maxamed Salaad u magacaabay Agaasimaha Hay’adda NISA

Submitted by on Jun 1, 2025
← →

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid shir deg deg ahaa ayaa ansixiyey soo jeedin ka timid Wasaaradda Amniga Gudaha oo la xariirtay inuu noqdo Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment