Ciidanka Ammaanka Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay Koox dhalinyaro ah oo kufsi ka geystay Magaalada Garoowe.
Dhalinyaro Kufsi iyo Dil Isugu Daray Haweeney xaamilo aheyd Oo Garowe Lagu xiray.
on Apr 11, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka