Madaxweynaha Maraykanka Trump ayaa isku day afgambi ku tilmaamay baaritaankii uu ku sameeyay Robert Mueller oo horay u soo noqday agaasimaha guud ee hay’adda dambibaarista Maraykanka ee FBI.
Trump oo Shaaciyey inuu ka Badbaaday Afgembi xukunka Looga Tuuri Rabay.
on Apr 11, 2019